Saturday 12 October, 2019
Edition: Somali,English
Xaqiiqa Times – Online Magazine
Posted By: Xaqiiqa Times
Xaqiiqa Times

This user hasn't shared any profile information

Waxaa is casilay ku simihii xogyaha waaxda amniga gudaha ee dalka Mareyknka Kevin McAleenan, kadib marki uu lix bilood uu xilka hayay. Madaxweyne Donald Trump ayaa qoraal uu bartiisa Tuwiiter-ka soo dhigay ku sheegay in Mr McAleenan uu rabo...

By Xaqiiqa Times on Oct 12th, 2019

Ilaa 100,000 oo qof ayaa ka qaxay guryahooda ku yaalla waqooyiga Suuriya, sida ay sheegtay Qaramada Midiibay, iyadoo Turkigu uu weerarro ku qaadayo deegaannada ay haystaan Kurdiyiinta. Dad badan ayaa hoy ka dhiganaya iskuullada amaba dhismooyinka...

By Xaqiiqa Times on Oct 12th, 2019

Ugu yaraan 14 ayaa ilaa hadda la xaqiijiyay in ay dhinteen halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen kaddib markii ay shil gaari ku galeen inta u dhaxeysa Berbera iyo Hargeysa. Shilka Gaariga ayaa ka dhashay markii ay isku dhaceen laba gaari oo mid ka mid ah uu waday Tahriibayaal Itoobiyaan ah. Dadka dhaawaca ah ee isbitaallada la dhigay ayey tiradooda gaareysaa...

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa ay gaareen Magalada Addis-Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyey. Wafdiga Madaxweyne Farmaajo...

By Xaqiiqa Times on Oct 10th, 2019

Maxamed Cali Afgooye oo ah Hanti dhowraha guud ee Dalka ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Muqdisho waxaa uu faah faahin kaga bixiyay warbixin sanadeedkii 2018 ee uu dhawaan shaaciyay. Hantidhowraha waxaa uu sheegay in warbixinta uu...

By Xaqiiqa Times on Oct 10th, 2019

Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in Magalada Kisamayo ee Gobolka Jubbada Hoose ay tagaan Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed & Xasan Sheekh Maxamuud. U jeedada safarkooda ayaa ah sidii ay uag qeyb-geli...

By Xaqiiqa Times on Oct 10th, 2019

Milateriga Turkiga ayaa billaabay duulaan dhulka ah oo uu ku beegsanayo waqooyiga Suuriya, saacado kadib markii ay diyaaradihiisa iyo madaafiicda goobta duqeeyeen deegaanno ay ka taliyaan xooggaga Kurdiyiinta. Ciidamada Turkiga oo kaashanaya...

By Xaqiiqa Times on Oct 10th, 2019

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kaga qaybgalay munaasabad casho-sharaf oo lagu maamuusayo wafdiga uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka aan walaalaha nahay ee...

By Xaqiiqa Times on Oct 10th, 2019

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magacowday Guddiga farsamada ee dhismaha Dowlad Goboleedka Galmudug. War ka soo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug ayaa lagu sheegay in ay dhistay Guddiga farsamada...

By Xaqiiqa Times on Oct 9th, 2019

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wada in uu maanta furo kalfadiga lixaad ee Golaha shacabka iyo aqalka sare. Sida Dastuurka qabo kalfadhiyada Baarlamaanka waxaa fura Madaxweynaha oo halkaas...

By Xaqiiqa Times on Oct 9th, 2019