Friday 03 April, 2020
Edition: Somali,English
Xaqiiqa Times – Online Magazine
Posted By: Bukhari Mohamed
Bukhari Mohamed

This user hasn't shared any profile information

Waxaa maanta magaalada Kismaayo tababar loogu soo gabagabeeyay dufcadii afraad ee kamid noqonaysa ciidanka booliska dawlad goboleedka Jubbaland kuwaas oo muddo sagaal bilood ah tababar la siinaayay. Ciidamadaan oo maanta wadooyinka halbowlaha...

Wakiillo ka kala socday dhinacyada ku hardamaya Libya ayaa isaga baxay wadahadalada nabadda ee qaramada midoobay ay garwadeenka ka tahay oo ka socday dalka Switzerland. Arrintaan ayaa imaneysa iyada oo Qaramada Midoobay ay yididiilo ma muujisay...

...

Wararka ka imaanaya degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ay halkaasi isaga baxeen Alshabaab oo in muddo ah gacanta ku hayay degmadaasi. Ka bixitaanka Al-Shabaab ee magaalada Jamaame ayaa ka timid kadib markii ay meel ku...

Shirkadda diyaaradaha Jambjet ee dalka Kenya ayaa joonisay duulimaadkii ay ku imaan jrtay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho Allan Kilavuka oo ah Madaxa Guud ee Fulinta ee Shirkadda Jambojet, oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu shaaciyey...

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Mike Pompeo ayaa gaaray dalka Itoobiya halkaas oo uu kulan kula qaadanayo ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed. Labada masuul  ayaa lagu wadaa inay ka wadahadlaan arrimaha nabadgalyada gobolka iyo...

Madax Xukuumadda Galmudug ayaa Sheikh Maxamed Shaakir ayaa soo dhaweeyay baaqii dhawaan Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya u diray madaxda dowlad goboleedyada dalka oo lagu casuumay shir wadatashi. War ka soo baxay xaafiiska madaxa...

Ra`iisul wasaraaha Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa maanta magacaabay guddi heer wasiir ah oo aqalka sare kala shaqeyn doona wax ka qabashada cabashooyinka maamul goboleedyada qaar. Guddigaan oo laga xusay warqad uu maanta soo saaray ra`iisul...

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay shaacin doonto caddeymaha ku saabsan dilka Suxufiga u dhashay Sacuudiga ee Jamal Khashoggi. Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inuu daaha ka roggi doono dhammaan caddeymaha ku saabsan...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xaafiiskiisa madaxtooyada kula kulmay wasiirrada arimaha dibadda ee dalalka Ereteriya iyo Itoobiya Osman Saleh iyo Workneh Gebeyehu oo maanta magaalada Muqdisho soo gaaray. Wafdiga...