Thursday 11 July, 2019
Edition: Somali,English
Xaqiiqa Times – Online Magazine
facebook_Khaalid Bashir.100001518282086

This user hasn't shared any profile information

Ogosto 14, 2015 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis is-faham la gashay Dowladda Sweden bisha August 12, 2015.  Heshiiskan oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa waxaa wada galay Wasaaradda Maaliyadaha, Caafimaadka iyo...

By Samba Thiam, IMF’s Resident Representative to Somalia The completion of the recent Article IV at the IMF Board on July 27, 2015—the first since 1989—marks an important step towards restoring the country’s ties with the IMF and rest...

Cabdinuur Maxamed Axmed Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka Botswana ayaa sheegaya in muddooyinkii u dambeeyay lagu hayay tacadiyo iyo xadgudubyo ka dhan ah oo ay u gaystaan laamanaha amniga dalkaas. Wargeyska Xaqiiqa Times oo telefoonka...

Gobolada dhexe ee Somaliya waxaa daal iyo diihaaal baday dowlad la’aantii dalkeena, xag nololeed, mid dhaqaale. Balse waxaan wada garawsanayn in dadka deegaankaasi mudanyihiin in ay mar uun aayohooda si habsami ku jirto uga tashandoonaan...

Muqdisho/Nayroobi/Kuala Lampur (XT): Maanta waa maalin ku weyn shacabka Soomaaliyeed oo u dabbaal degaya munaasabba 1da Luulyo oo ah maalintii xornimada Gobollada Koonfureed iy Israacii koonfur iyo Waqooyi. Annaga oo munaasabaddaas ka faa’iideysanayna...

W/Q: Jan. Jaamac Maxamed Qaalib Marka hore waa mudan in la isweydiiyo waa maxay musuqmaasuq. Waa fal xun oo caqli fiyoobi diido. Sidaasi darteed si xumaan loola dagaallamo waa in uu jiraa nidaam lagu ilaaliyo waxa wanaagsan. Tusaale ahaan, sida...

Ma ogtahay Madaxweyne in  ka badan 20,000 oo ardey oo koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ku nool oo dugsiga sare dhameeyay sanadkan , imtixaankiina ay ka qaadeen 12ka dalladood ee waxbarashada gaarka ah in Wasaaradda Waxbarashadu ay leedahay...

Wargeyska Xaqiiqa Times ayaa waxaa u suura gashay in uu markii ugu horreysay wareysi gaara ah la yeesho Danjire Axmed C/salaam xaaji Aadan oo dhawana ku dhawaaqay in uu u tartamayo madaxtinimada gobollada dhexe ee Mudug iyo galguduud. Danjire...

Qofkasta oo wax akhriya, waxna qora, waxna fahmi kara oo garaad leh waxa uu ku jahwareerayaa maamuul goboleedyada iyo sharciga Federaalka ah ee ay ku dhisanyihiin. Waxaas oo dhan markii la isku soo hooriyo, waxaa soo baxaya in ay lamid tahay gabar aan dhalan oo inta la mehriyay laga sugaayo in ay ilmo dhasho. Sababtuna waxa ay tahay, shuruucdii Federaalka...

Waxaa la yabaleh inaan maqalno ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gobollada Dhexe si ay amniga u ilaaliyaan, sida ay sheeganayaan, inaan hadana maqalno Ciidanka Ahlu Sunnah ayaa Dhuusamareeb qabsaday oo maamulkii Dowladda ka qabsaday, hadana AMISOM...