Sunday 17 February, 2019
Edition: Somali,English
Xaqiiqa Times – Online Magazine
Category Archives: Aqoon Guud

Muqdisho (XT): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay dood ay soo qabanqaabisay Madasha Aqoonyahanka Aragtida Nool (MAAN) oo ku saabsaneyd kaalinta dhallinyarada ee dowlad dhiska, dhibaatooyinka...

Kumuu ahaa basaasihii Aldrich Ames?   Aldrich Ames wuxuu ahaa sarkaal ka tirsan hey’ada sirdoonka Mareykanka ee CIA-da. Wuxuu si qarsoodi ah ula shaqeeynayey sirdoonkii Midoowga Soofiyeeeti ee KBG. Wuxuu dukomentiyo iyo macluuumad badan...

Inkastoo ay sii kordhayaan tirada gabdhaha ka soo qalinjebinaya jaamacadaha ku yaalla dalka iyo kuwa dibedda ka soo noqonayaba, haddana waxaa aad u yar inta heleysa shaqo. Dhab ahaan looma hayo tiro sax ah oo ku aaddan inta gabdhood ee ka soo...

Guddoomiyihii ugu horreeyay ee Baarlamaankii Midowgii Soomaaliyeed ee 1960-kii, Jaamac Cabdullaahi Qaalib wuxuu dhowaan ku geeriyooday Lusaka, Zambia. Alle ha u naxariistee, Jaamac wuxuu ahaa shakhsi diinta Islaamka ku wanaagsan aqoonna u lahaa,...

Marka hore naga guddoon hambalyo ka timid bahda Xaqiiqa Times oo u dabbaal-degaysa sanad-guurada koowaad ee ka soo wareegatay markii la aasaasay wargeyska. Caddadkii ugu horreeyay wuxuu soo baxay koowdii bishii Luulyo sanadkii 2014. Waxaa soo...

Waxay yiraahdaan ‘Soomaaliya waa halka ugu xun ee dhallinyaro lagu noqdo adduunka’, marka aad weedhaas maqasho uma baahnid sharraxaad badan oo ku saabsan sababta sidaas loo yiri, kaliya waxaad u baahan tahay in aad u fiirsato tirada...

Ma ogtahay Madaxweyne in  ka badan 20,000 oo ardey oo koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ku nool oo dugsiga sare dhameeyay sanadkan , imtixaankiina ay ka qaadeen 12ka dalladood ee waxbarashada gaarka ah in Wasaaradda Waxbarashadu ay leedahay...

  Nasiib xumada Dalka Soomaaliya ku habsatey waa mid saameysay  dhankasta oo nolasha ah, 24kii sanno ilaa hada la joogana kama soo kabanin waxana sabab u ah Dagaalladii sokeeye ee aafeyey Dalka iyo Dadkaba. Meesha ugu daran oo hada bulshada...

Ma jiro hal iskuul oo ku yaalla Soomaaliya oo dhamaan heerarkiisa waxbarashada ay ardayda wax ku barato af-Soomaali. Waxaa loo badan yahay oo wax lagu bartaa afafka Carabiga iyo Ingiriiska, sida lagu sheegay daraasad uu sameeyay Machadka Heritage...

Waa kuma saaxiibkaa? Ma kan sheekaalowga ah baa oo ay dadku u yaqaannaan hebal waa sheekaalow, mise waa kan qosolka badan oo ay dadku u yaqaannaan hebal waa qoslaaye. Saaxiib waa shakhsiga kugu dhaw marka la eego dadka aad is taqaannaan oo ka...