Sunday 17 February, 2019
Edition: Somali,English
Xaqiiqa Times – Online Magazine
Category Archives: Arimaha Bulshada

Muqdisho (XT) – Madaxweyne ma ogtahay in shacabaka ku nool magaalada Muqdisho oo lagu qiyaaso tiradooda 2 milyan iyo bar ay yihiin, Shacabka kaliya ee dowladda federaalka Soomaaaliya siiya canshuur balse beddelkeeda aan helin adeegyadii...

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo horumarinta maal gashiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Jamaal Maxamed Xasan oo muddooyinkan socdaal ku marayay gobalada Sool iyo Sanaag ayaa maanta soo gaba-gabeeyey booqashadiisa. Booqashada wasiirka...

Gabadh da’yar ayaa la wadaagtay bulshada warqad qalbiga taabanysa oo ay u qortay hooyadeed ka hor inta aysan dhiman. Erayada ku qornaa warqadaa ayaa taabtay qalbiyada dad badan oo isticmaala baraha bulshada. Hooyadan oo lagu magacaabo...

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyada ciidda barakaysan ee Al-Adxaa. Madaxweyne Famaajo waxa uu Alle uga rajeeyey shacabka Soomaaliyeed meel kasta ay ku sugan yihiin, caafimaad,...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa ku bogaadiyay masuuliyiinta cusub ee Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknooljiyada inay muddo kooban gudaheed ku guuleysteen inay si buuxda ugu shaqeeyaan xarunta...

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federal-ka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta oo Tallaado ah galinkii dambe waxaa uu booqday xeebta loo dammaashaad tago ee Liido ee magaalada Muqdisho. Madaxwaynaha...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa nin ka soo jeeda qoys sabool ah oo u dhashay dalka Ghana u rumeysay riyadiisa oo aheyd inuu mar un soo xajiyo. Ninkan oo lagu magacaabo Al Hassan Abdullah ayaa sheekadiisa ay aad u qabsatay baraha...

The recent election of President Mohamed Abdullahi ‘Farmaajo’ was most notable for the wide-ranging support he received from across the Somali population. Most colourful and obvious of this group were the Somali youth who were visible both as supporters and campaign contributors. With the electoral success of President Farmaajo, expectations across...

marka aad u gabyeysid ama u heeseysid qofka aad jeceshahay, ama xitaa aad ku mataaleysid filimada aad waqtigaas daawaneyso ee katarjumaya Jaceylka, ma qiyaasi kartit xusuusta daran ee maskaxdaada ku soo dhacda. Waxaad dareemeysaa wax aan caadi...

Shirkadda Diyaaradaha Caalamiga ah ee Turkish airlines ayaa markii ugu horaysay xafiis cusub waxaa ay ka furtay magaalada Muqdisho ayadoo sidoo heshiis la gashay shirkad oo lagu magacaabo Light travel agency. Xafiiska la furay ayaa waxaa uu...