Wednesday 19 June, 2019
Edition: Somali,English
Xaqiiqa Times – Online Magazine
Category Archives: ARIMAHA DIINTA

Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa soo saartay War saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha diinta lagu barto ee ku yaalla Magaaladda Muqdisho iyo dhammaan Gobolada dalka...

Dibad baxayaasha ayaa ka cabanayay in goob fagaaro ah lagu cibaadaysto   Ku dhawaad 100 ka mid ah siyaasiyiinta Faransiiska ayaa isugu soo baxay wadooyiinka magaalada ku taalla duleedka Paris iyaga oo ka cabanaya dad Muslimiin oo ah salaadii...

Haweeney 104 sano jir ah oo u dhalatay dalka Indonesia ayaa noqotay qofka ugu da’da weyn ee sanadkan xajinaya, waxaana casuumaad u fidiyay Boqortooyada Sacuudiga, sida ay ku warantay wakaaladda wararka dalka Sacuudi Carabiya. Haweeneydan...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa nin ka soo jeeda qoys sabool ah oo u dhashay dalka Ghana u rumeysay riyadiisa oo aheyd inuu mar un soo xajiyo. Ninkan oo lagu magacaabo Al Hassan Abdullah ayaa sheekadiisa ay aad u qabsatay baraha...

Boqortooyada Sacuudiga  ayaa sanadkaaan ilaaTodoba Duulimaad u qorsheysay Xujeyda dalka qadar ee gudanaysa waajibaadka Xajka. Duulimaadyadaasi  ayaa la qorsheeyay in ay socdaan inta u dhaxeysa 22- 25ka bishan aynu ku jirno ee Augosto,kuwaas...

Qoraal ka soo baxay Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu sheegay  in Boqortooyada sacuudiga ay sanadkan si habsami ah ugu diyaar garowday soo dhaweynta iyo marti gelinta Xujeydii ugu badneyd ebed ee soo marta Taariikhda Xajka ee Sanadkan. Qoraalku...

Culimada islaamka gaar ahaan kuwa kasoo jeeda dalka Tunisia, ayaa si xoog leh uga hor-yimid isku dayga madaxwaynaha dalkaasi Baji Caa’id Asobsi uu Ku doonayo inuu  Ku mideeyo xuquuqda Ragga iyo Haweenka. Madaxwaynaha ayaa...

Waxaa maalmahan baraha bulshada aad loogu faafiyay muuqaal laga duubay Sheekh Maxamuud Shibli oo kamid ah culumada Soomaaliyeed kaas oo uu kaga hadlayay dhibaatooyinka laga dhaxli karo laaluushka la sheegay in ay musharrixiinta qaar doonayaan...

Ma ogtahay Madaxweyne in  ka badan 20,000 oo ardey oo koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ku nool oo dugsiga sare dhameeyay sanadkan , imtixaankiina ay ka qaadeen 12ka dalladood ee waxbarashada gaarka ah in Wasaaradda Waxbarashadu ay leedahay...

Cabdinuur Maxamed Axmed Muqdisho (XT): Maxamed Cali Faarax waa nin dhalinyara ah oo u dooda xuquuqda naafada Soomaaliyeed. Waa nin firfircoon, waxbartay, shaqeysta, Aabe afar carruur ah, kuna jira sanadkii u dambeeyay ee waxbarashada Jaamacadeed...