Monday 14 October, 2019
Edition: Somali,English
Xaqiiqa Times – Online Magazine
Category Archives: ARRIMAHA SIYAASADDA

Muqdisho (XT) – Madaxweyne ma ogtahay in shacabaka ku nool magaalada Muqdisho oo lagu qiyaaso tiradooda 2 milyan iyo bar ay yihiin, Shacabka kaliya ee dowladda federaalka Soomaaaliya siiya canshuur balse beddelkeeda aan helin adeegyadii...

Muqdisho ( XT) – Waxaa heerkii ugu xumaa maraya xiriirka dowladda federaalka Soomaaliya iyo dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, inkasta oo Muqdisho iyo Abuu dabay ayna wax faah faahina ka bixin xiriirka diblamaasiyadeed ee ka sii daraya. Haddana...

Muqdisho (XT) – Magaalada Muqdisho  waxay  ahaan jirtey magaalo Soomaalidu meel kasta oo ay joogaanba u soo cararaan haddii dhibaato soo gaarto, tusaale ahaan haddii abaaro ku dhacaan oo xoolaha miyigu ay ka baaba’aan, waxay risaq u soo...

Go’aankii  geesinimada iyo taariikhdaba ahaa ee ay Soomaaliya ka qaadatay xiisadii khaliijka, kasokow cadaadis uga imaanayay saaxiibadeeda sida Sucuudiga iyo Iimaaraatka, waxa uu dhalay natiijo wax ku ool ah. Maanta waddamada khaliijka...

Muqdisho , Soomaaliya – Axaddii aynu soo dhaafnay waxaa ay ahayd maalin kale oo  u xanuun badan u ah dadka Soomaaliyeed  taasi oo ka dambaysay ka dib weerarkii lagu qaaday hoteelka Naasa-Hablood 2 ee magaalada Muqdisho kaasi oo dhacay...

Boqorka dalka Sacuudi Carabiya Salmaan bin Cabdul Asiis ayaa ka ambabaxay caasimadda Riyadh, isagoo booqanaya dalka Ruushka. Waa booqasho rasmi ah oo laga bilaabo maanta oo Arbaco ah ilaa iyo Toddobada bishan ku joogi doono dalka Ruushka. Aqalka...

  Ninka ugu halisan Yurub, Madaxwaynaha maamulka Catalonia Carles Puigdemont, Barcelona, Axad 01/10/2017 Ugu yaraan 465 qof ayaa waxaa soo gaaray dhaawacyo ka dib markii isku dhacyo uu dhexmaray ciidamada Booliiska dowladda Dhexe...

Dooddii ugu horeysay ee dhexmarta musharaxiinta u tartamaya xilka madaxtinimo ee Jarmalka ayaa la qabtay taasi oo durba looga hadlay xiriirka xumaaday ee dalkaasi uu la leeyahay waddanka Turkiga. Sidoo kale doodda ayaa labada musharax waxaa...

Cali Cabdulaahi Cosoble madaxwaynihii xilka laga qaaday ee maamulka Hirshabelle ayaa diiday go’aan kasoo baxay Xukuumadda Soomaaliya oo lagu taageeray xil ka qaadista ay Ku sameeyeen xildhibaanada Hirshabelle. Cosoble, ayaa sheegay inuusan...

Muktar Robow Abu Mansur (bidix), afhayenkii & ku xigeenkii hore ee Al-Shabaab oo dhagta wax ugu sheegaya Cali Maxamuud Raage (midig) oo xilka Afhayeenimo kala wareegay. REUTERS/Feisal Omar Ka soo goosashadda Al-Shabaab ee mid...