Friday 03 April, 2020
Edition: Somali,English
Xaqiiqa Times – Online Magazine
Category Archives: BOGGA HORE

London – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Nuur Xassan Xusseen (Nuur Cadde) ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada London, sida uu wilkiisa u xaqiijiyay BBC-da. Maalmihii lasoo dhaafay uu ku xanuunsanaa isbitaal ku...

Muqdisho – Shir qaatay ku dhawaad 10 sacaadood oo mareegta internet-ka ee loo yaqaano (Video-Conference) ku dhexmaray masuuliyiin uu hoggaaminayey Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. C/raxaam Ducaale Beyle iyo wakiilo ka socday dalalka...

Muqdisho (XT) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo xalay ka qeybgalay munaasabadda xirifaanka kalfadhiga  6-aad ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya  ayaa saxiixay Sharciga Doorashooyinka Qaran ee heer Federaal oo...

...

Wararka ka imaanaya degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ay halkaasi isaga baxeen Alshabaab oo in muddo ah gacanta ku hayay degmadaasi. Ka bixitaanka Al-Shabaab ee magaalada Jamaame ayaa ka timid kadib markii ay meel ku...

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Mike Pompeo ayaa gaaray dalka Itoobiya halkaas oo uu kulan kula qaadanayo ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed. Labada masuul  ayaa lagu wadaa inay ka wadahadlaan arrimaha nabadgalyada gobolka iyo...

Muqdisho, Diseembar 30, 2019 – Munaasabad lagu shaacinayey ahmiyada sharciga dakhliga  iyo dhiirigalinta casnhuur bixiyayaaasha ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho maanta, taas oo ay soo agaasinatay wasaaradda Maaliyaddu Xukuumadda Federaalka...

Muqdisho –   Waxaa maanta la daah-furay burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya kaddib xarumahii canshuuraha degmooyinka Hawl wadaag iyo Hodan ee Gobolka Banaadir oo dib loo dhisay. Xarumahaan oo dhawaan si casri ah loo dhisay oo laguu tallagalay...

Asaasihii iyo hoggaamiyihii kooxda Xaqqaani ee ka dagaalanta dalka Afgaanistaan Jalaaluldiin Xaqaani ayaa geeriyooday kooxda Talibaan ayaa sidaas sheegtay. Hoggaamiye Jalaaludiin ayaa la sheegay in waayahaanba uu sariirta ku aruuray oo uu xanuunsanaa,...

Maxkamad ku taalla dalka Myanmar ayaa labo Suxufi oo ka tirsan waakaaladda warark Reuters ku xukuntay 7 sanno oo xabsi ah, iyadoo sheegtay in ay jabiyeen xeerka sirta ee dowladda markii ay barayeen rabshadaha ka dhanka ah Muslimiinta Rohingya...