Wednesday 19 June, 2019
Edition: Somali,English
Xaqiiqa Times – Online Magazine
Category Archives: Caafimaadka

Waxaa maanta oo Tallaado ah la soo geba-gebeeyay shir looga hadlayay Caafimaadka dalka Soomaaliya. Shirka ayaa ahaa mid soconayay muddo labo maalmood ah, kaasi oo ay ka qayb-galeen mas’uuliyiin ay ka mid tahay wasiirka Caafimaadka  iyo...

Ma ogtahay in cunista Looska uu faa’iido badan u leeyahay caafimaadka. Wargayska  Time.com oo kasoo baxa dalka Maraykanka  ayaa maanta oo Isniin ah daabacay warbixin iyo daraasaad dheer oo lagu sameeyay faa’idada uu caafimaadka...

Waxaa toddobaadkaan lagu qabtay magaalada Muqdisho barnaamij bandhig-dhaqameed ah oo lagu soo bandhigayay dhaqanka iyo Hiddaha. Bandhig-dhaqameedka oo lagu qabtay xarunta aqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho ayaa waxaa ka soo qeybgalay madaxda...

Inkasta oo dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay caqaba-do badan kala kulan-tay socodsiinta ama hirgelinta nidaamka federaalka dalka ayaa haddana waxaa la dhihi-karaa in badan waa lagu guulaystay hirgalintiisa.Dhismaha maamullada federaalka...

Muddo rubuc qarni ah oo aysan Soomaaliya lahayn dowlad dhexe oo hanan karta guud ahaan amniga iyo talada dalka, kana maqnayd fagaareyaasha caalamka, ayna jireen shirar badan oo ay beesha caalamka iyo dalalka dariska ah ay u qabteen Soomaa-liya...

Tan iyo markii uu soo yeeray dhawaqa ah in Kenya ay darbi ka dhiseyso soohdinta ay la wadaagto Soomaaliya ayaa waxaa isa soo taraya qeylo-dhaanta dadka Soomaaliyeed, iyada oo dibad-baxyo arrintaas looga soo horjeedo ay ka dhaceen meelo ka mid...

Wasiirka Howla-ha Guud iyo Dib-u-dhiska ee Xukuumadda Feder-aalka ah ee Soomaa-liya, Eng. Saalax Sheekh Cismaan ayaa wareysi uu siiyay wargeyska Xaqiiqa Times uga warbixiyay wasaaradda iyo waxy-aalaha u qabsoomay tan iyo intii uu xilka la wareegay,...