Wednesday 17 April, 2019
Edition: Somali,English
Xaqiiqa Times – Online Magazine
Category Archives: Dhaqaalaha

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen magacaabista guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya. Wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa shirka golaha...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa dalka Indonesia uga qeybgalaya shirka sanadlaha ah ee ku saabsan Maaliyadda kaasi oo ay qabtaan sanadkasta Hey’adda lacagta IMF iyo bangiga adduunka. Shirkaan ayaa waxa ka...

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee  Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya  Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta oo Talaado ah  kormeeray Dhismaha Wasaaraddii Lagacta oo hadda ay dib u dhis ku sameysay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya. Dib...

Wafdi ka socda Bangiga Adduunka (World Bank) ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Wafdiga ayaa waxaa ay Kulan la yeesheen wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle. Shirka dhexmaray wafdiga...

Article 99 (d) of the Provisional Constitution of the Federal Government of Somalia (FGS) tasks the Executive Branch to prepare the annual fiscal budget and final accounts. The Legislative Branch reviews and amends the proposed budget before...

Hay’adda Oxfam ee laga leeyahay dalka UK ayaa sheegtay in uu aad u sii ballaartay farqiga u dhaxeeya dadka hodonka ah iyo kuwa Saboolka ah. Hay’addan ayaa sheegtay in 82% hantida la helay sanadkii tagay ay gacanta u gashay dadka ugu...

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Bayle oo marti ku ahaa Barnaamijka Kulanka todabaadka oo si toos ah ugu baxo SNTV iyo Radio Muqdisho ayaa sheegay in Dowladda Federaalka...

Wasiirka Beeraha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya  Siciid Xuseen Ciid oo  ku sugan dalka Turkiga, ayaa la kulan gaar ah la qaatay madaxa Hay’adda TIKA, (Turkish Cooperation and Coordination Agency)   Dr Serdar ÇAM. Wasiir Saciid...

Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo  Warshadaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu baab’iyay  Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed. Qoraalkan ka soo baxay wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha  ayaa lagu...

“A strong growing national economy, driven by a competitive vibrant private sector and based on a sound public regulatory framework, which delivers jobs and prosperity for all, and enhanced revenues for government and affordable services...