Thursday 18 April, 2019
Edition: Somali,English
Xaqiiqa Times – Online Magazine
Category Archives: Ganacsiga

Hay’adda Oxfam ee laga leeyahay dalka UK ayaa sheegtay in uu aad u sii ballaartay farqiga u dhaxeeya dadka hodonka ah iyo kuwa Saboolka ah. Hay’addan ayaa sheegtay in 82% hantida la helay sanadkii tagay ay gacanta u gashay dadka ugu...

Death toll from Somalia truck bombing rises to 230 More than 200 killed, over 250 injured in truck bombing in capital Mogadishu on Saturday MOGADISHU, SOMALIA – OCTOBER 14 : Scene of a massive explosion is seen...

Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump, ayaa la kulmay hogaamiyaasha Qaaradda Afrika, kaasi oo looga hadlayay arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin arrimaha ammaanka dhaqaallaha iyo Caafimaadka. Kulanka waxaa ka qayb galay hogaamiyaal ay...

Wadanka Isku tagga Imaaraadka Carabta (UAE)  waa dal  ay ku nool yihiin Ajaaniib aad u farabadan oo kala af iyo kala diin ah, kuwaasi oo ka kala yimid   ilaa 200 oo dowladood, taas oo ay suurta galisay caddaalad kuwada...

Ganacsatada Soomaalida ah ee ku nool dalka isku taga Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay in sanadihii lasoo dhaafay ay dhibaato xoogan kala kulmi jireen koox magafa ah oo sheegta inay ka tirsan yihiin ciidamada Amniyaadka magaalada...

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sugan magaalada Qaahira ee dalka Masar, halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo labo maalmood ah. Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo si heersare ah loogu soo dhaweeyay Gegada Caalamiga ah...

axaa maanta lagu qabtay maagalada Muqdisho munaasabad lagu xusayay sanad guuraaddii 11aad ee ka soo wareegtay aasaaska shirkadda teknoolojiyadda ee SOSTEC. Munaasabadda lagu xusayay sanad guuradda 11aad ee shirkadda SOSTEC ayaa waxaa ka soo...

Shirkadda Diyaaradaha Caalamiga ah ee Turkish airlines ayaa markii ugu horaysay xafiis cusub waxaa ay ka furtay magaalada Muqdisho ayadoo sidoo heshiis la gashay shirkad oo lagu magacaabo Light travel agency. Xafiiska la furay ayaa waxaa uu...

The gap between the super-rich and the poorest half of the world’s population is starker than previously thought, with just eight men, including Bill Gates and Michael Bloomberg, owning as much wealth as 3.6 billion people, according to...

Waxaa toddobaadkaan lagu qabtay magaalada Muqdisho barnaamij bandhig-dhaqameed ah oo lagu soo bandhigayay dhaqanka iyo Hiddaha. Bandhig-dhaqameedka oo lagu qabtay xarunta aqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho ayaa waxaa ka soo qeybgalay madaxda...