Wednesday 19 June, 2019
Edition: Somali,English
Xaqiiqa Times – Online Magazine
Category Archives: Siyaasada

Muqdisho (XT) – Dowladda kenya ayaa mar qura afka furatay oo dib u soo nooleysay khilaafkii dhulka badda, ee u dhexeeyey Soomaaliya iyo Kenya ee ay labada dal isku dacweeyeen Makammadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee Hague. Hadalka dowladda...

Muqdisho ( XT) – Waxaa heerkii ugu xumaa maraya xiriirka dowladda federaalka Soomaaliya iyo dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, inkasta oo Muqdisho iyo Abuu dabay ayna wax faah faahina ka bixin xiriirka diblamaasiyadeed ee ka sii daraya. Haddana...

Article 99 (d) of the Provisional Constitution of the Federal Government of Somalia (FGS) tasks the Executive Branch to prepare the annual fiscal budget and final accounts. The Legislative Branch reviews and amends the proposed budget before...

Dawladda dalka Eritereeya ayaa jawaab ka bixisay hadal uu jeediyay ra’iisilwasaraaha cusub  ee dalka Itoobiya Abiy Axmed ; kaas oo ku baaqay wadahadal uu la galo dalka Eritereeya. Wasiirka warfaafinta dalka Eritereeya oo ka jawaabayay hadalka...

Sida ku cad warqad kasoo baxday xafiiska guddoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka Cabdiwali Muudeey oo ku taariikheysan 2da April, waxaa shaqada si kumeel gaar ah looga joojiyay xoghayaha guud ee baarlamaanka Cabdikariin Buux.Sidoo kale...

Muqdisho (Soomaaliya) – Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo muddo ka aamusnaa khilaafka siyaasadeed ee hareeyey Barlamaanka Soomaaliya ayaa si lama filaan ah faraha ula galay xalinta khilaafka,isagoo ka codsaday dhinacyadii guddoonka...

Wakiilka gaarka ah Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Danjire Michael Keating oo shirka Golaha Ammaanka ee QM ka arrimood oo Soomaaliya Ku saabsan ( UN PHOTO/LOEY FELIPE) Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan...

Ra’iisal wasaraada Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa 3 ka mid ah Wasiirada Xukuumaddisa xilalkii ka qaaday, isla markaasna magacaabay 3 Wasiir cusub sidda uu warsaxaafadeed ku shaaciyay Wasiirka warfaafinta Eng Cabdiraxmaan...

Go’aankii  geesinimada iyo taariikhdaba ahaa ee ay Soomaaliya ka qaadatay xiisadii khaliijka, kasokow cadaadis uga imaanayay saaxiibadeeda sida Sucuudiga iyo Iimaaraatka, waxa uu dhalay natiijo wax ku ool ah. Maanta waddamada khaliijka...

There is a broad-based consensus that security in Somalia has been deteriorating at an alarming rate. In the past few weeks, hundreds of people have been killed by truck bombs at two prominent locations in Mogadishu. The lethal potency of the...