Wednesday 18 September, 2019
Edition: Somali,English
Xaqiiqa Times – Online Magazine
Category Archives: Wararka Maanta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka SoomaaliyaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dib ugu soo laabtay Caasimadda Muqdisho, kaddib markii uu kusoo xiray magaalada Dhuusamareeb wajiga koowaad ee Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug. Madaxweynaha...

By Xaqiiqa Times on Sep 18th, 2019

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa aqabaaladda waraaqaha aqoonsiga ee uu Madaxweynaha Mareykanka  Donald J. Trump kaga guddoomay Aqalka Cad danjiraha cusub ee Soomaaliya ee Washington  Ali Shariif Axmed kaasoo loo igmaday...

By Xaqiiqa Times on Sep 18th, 2019

Dowladda Mareykanka ayaa diyaarineysa inay jawaab ka bixiso weerarka “aan caadiga ahayn” ee lagu qaaday xarumaha shidaalka Sacuudiga, ayada oo madaxweyne Trump uu sheegay in ay u badan tahay in Iran ay mas’uul ka tahay. Trump ayaa shaaca...

By Xaqiiqa Times on Sep 17th, 2019

Ciidamada Booliska Puntland ayaa Goordhow waxaa xabsiga Boosaaso u taxaabeen Wariye Xasan Heykal oo kamid ah hawl wadeenada Idaacadda Daljir xarunteeda magaalada Boosaaso. Ciidamada ayaa saldhiga uga yeeray Agaasimaha Daljir Boosaaso Maxamuud...

By Xaqiiqa Times on Sep 17th, 2019

Waxaa  Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug lagu soo geba-gabeeyay Shirka dib u heshiisiinta beelaah dega deegaannada Galmudug,shirkaas oo socday mudo ka badan 10 Cisho,waxaana soo xiray Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Shirka...

By Xaqiiqa Times on Sep 17th, 2019

Qiimaha shidaalka dunida ayaa sare u kacay kaddib markii dhawaan weerar lagu qaaday warshadaha shidaalka ee Sucuudiga taas oo horseeday in uu hoos u dhac ku yimaado boqolkiiba 5 shidaalkii caalamka. Barmiilkii saliidda ceyriinka ah ayaa qiimihiisu...

By Xaqiiqa Times on Sep 16th, 2019

Dowladda Burundi ayaa markii ugu horeysay waxaa ay ka hadashay weerarkii todobaadkaan Kolonyo ka tirsan Ciidamadooda loogu geystay Tuulada Gololeey ee duleedka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyada oo shaacisay tirada askarta looga...

By Xaqiiqa Times on Sep 16th, 2019

Afar qof oo Soomaali ah oo laba ka mid ah la sheegay inay walaalo ahaayeen ayaa lagu dilay Gobolka Tanariva ee dalka Kenya,kuwaas oo sidoo kale la sheegay in meydooda la gubay. Dhacdadaas oo aad looga naxay ayaa waxaa la sheegay inay ka dambeeyeen...

By Xaqiiqa Times on Sep 16th, 2019

Waxaa loo baahan yahay dhaqaale joogto ah oo loogu talagalay wax ka qabashada arrimaha bina-aadamnimada si looga hortago inay ka sii darto xaaladda cunayari ee ay halista ugu jiraan malaayiin dad ah oo ku sugan Soomaaliya ayna horay u saameysay...

By Xaqiiqa Times on Sep 15th, 2019

Waxaa lagu wadaa in la soo geba-gabeeyo Shirka dib u heshiisiinta Beelaha dega deegaannada Maamulka Galmudug,kaas oo 5-tii Bishaan uu Magalada Dhuusamareeb ka furay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Shirka ayaa waxaa loogu talo...

By Xaqiiqa Times on Sep 15th, 2019