Sunday 13 October, 2019
Edition: Somali,English
Xaqiiqa Times – Online Magazine
Category Archives: Wararka

Muqdisho (XT) – Dowladda kenya ayaa mar qura afka furatay oo dib u soo nooleysay khilaafkii dhulka badda, ee u dhexeeyey Soomaaliya iyo Kenya ee ay labada dal isku dacweeyeen Makammadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee Hague. Hadalka dowladda...

Madax Xukuumadda Galmudug ayaa Sheikh Maxamed Shaakir ayaa soo dhaweeyay baaqii dhawaan Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya u diray madaxda dowlad goboleedyada dalka oo lagu casuumay shir wadatashi. War ka soo baxay xaafiiska madaxa...

Ra`iisul wasaraaha Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa maanta magacaabay guddi heer wasiir ah oo aqalka sare kala shaqeyn doona wax ka qabashada cabashooyinka maamul goboleedyada qaar. Guddigaan oo laga xusay warqad uu maanta soo saaray ra`iisul...

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay shaacin doonto caddeymaha ku saabsan dilka Suxufiga u dhashay Sacuudiga ee Jamal Khashoggi. Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inuu daaha ka roggi doono dhammaan caddeymaha ku saabsan...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xaafiiskiisa madaxtooyada kula kulmay wasiirrada arimaha dibadda ee dalalka Ereteriya iyo Itoobiya Osman Saleh iyo Workneh Gebeyehu oo maanta magaalada Muqdisho soo gaaray. Wafdiga...

Ugu yaraan 17 qof ayaa dhimatay, dad kale oo badanna dhaawac ayaa soo gaaray kaddib markii weerar lagu qaaday goob waxbarasho oo ku taal gobolka Ruushku heysto ee Crimea. Saraakiisha ammaanka ayaa markii hore sheegay in weerarku uu ahaa qarax...

Ra`iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa maanta  ku dhawaaqay golihiisa wasiirada oo ka kooban labaatan wasiir. Kala bar tirada la magacaabay ayaa noqonaya haween taas oo ka  dhigeysa golhii ugu horreeyay ee haweenku ay si weyn...

Ra`iisul wasaaraha dalka Australia Scot Morrison ayaa sheegay in dalkiisu uu ka fakarayo sidii uu  ugu aqoonsan lahaa Quddus caasimadda Israel , isla markaana  caasaimadda Australia laga soo rari lahaa magaalda Talabib. Qorshahaan cusub ee...

Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa maanta soo saartay warqad ay ku caddeyneyso mowqifkeeda ku aaddan xiisadda ka dhalatay wariye Sucuudiga u dhashay oo la waayay meel uu jaan iyo cirib dhigay. Soomaaliya ayaa garab istaagtay boqortooyada...

Mareykanka iyo Kanada oo ay weheliso Mexico ayaa gaaray heshiis cusub oo ganacsi, si loogu badalo Heshiiska Ganacsiga ee Waqooyiga Ameerika ee loo yaqaan (Nafta). Heshiiska Maraykanka iyo Mexico-Canada-ka (USMCA) ayaa la sheegay in uu ku lug...