Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa soo saartay War saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha diinta lagu barto ee ku yaalla Magaaladda Muqdisho iyo dhammaan Gobolada dalka Soomaaliya.

Qoraalka War saxaafadeedka ay soo saartay Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta ee xukuumadda Soomaaliya oo warbaahinta ay heshay ayaa u qornaa Sudan:-