20 ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxwaynaha Soomaaliya waxaa ay haystaan Basabooro Ajnabi ah

476

Musharixiinta u taagan xilka madaxwaynaha Soomaaliya ayaa waxaa Ay tiro ahaan gaarayaan 24 musharax kuwaasi oo doorasho adag gali doona siddedda bisha February.

Hadda 20 ka mid ah nusharixiintan u taagan xilka madaxwaynaha Soomaaliya ayaa waxaa ay  haystaan Basabooro Ajnabi ah.

Waxaa ka mid ah madaxwaynaha Soomaaliya ee  hadda Xasan Sheekh Maxmuud, kaasi oo haysta Basaborka dalka Kenya.

Halkan  akhriso magacyada musharixiinta haysta Baasaboorada Ajnabiga.

Xigasho Goobjoog

musharrax madaxweyne 2musharraxiinta madaxweyne 1