3 Musharax oo isu soo taagay xilka madaxwaynaha Galmudug

330

galmudug

Doorashada madaxwaynaha Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa inay dhacdo seddexda bishan ka dib markii dhowaan guddiga doorashada Galmudug ay dib u dhigeen.

Waxaa isa soo taraya musharixiinta u taagan xilkaasi waxaana  Musharaxiintaasi ay kala yihiin

  1. Axmed Ducaale Geelle Xaaf
  2. Cabdikadir Maxamed Shirwac
  3. Axmed Shariif Hilowle. Doorashadan ayaa waxaa ay tahay mid ay dadka reer Galmudug ay isha Ku hayaan musharaxa Ku guulaysan kara xilkaasi.