6 xildhibaan oo maanta lagu doortay Garowe

229

Doorashada Aqalka Hoose oo maanta dib uga bilaabatay Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, ayaa ilaa iyo hadda waxaa la doortay 6 mudane oo  ka mid noqon doona baarlamaaka Cusub ee Soomaaliya ,kuwaa soo kala ah.

Maxamed  C/laahi Faarax oo helay 49-cod.

Daahir Maxamed Muuse, oo helay 36-cod.

Cabdi rashiid Gaboobe, oo helay 27-cod

Sharmaake Gaarad Suleymaan  oo helay 50-cod

Sacdiya Samatar oo heshay 49cod,

Saadiq Warfaa oo helay 29 cod.

Doorashada Aqalka Hoose ee xubnaha ka imaanaya Puntland ayaa maalmahan hakad ku jiray.