70 qof oo laga soo musaafuriyay Maraykanka oo laga soo dajiyay Moqdisho

273

In ka badan 70 qof oo Somali ah oo laga soo musaafuriyay dalka Maraykanka ayaa lagu soo waramayaa in laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha caalamiga Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Wasaaradda amniga ee dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in dadkan manta laga soo dajiyay garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Moqdisho.

Goor dhow filo Faahfaahin