Aadan Madoobe oo maanta lagu doortay Baydhabo

398

Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ku guuleystay kursiga Aqalka Hoose ee Baarlamaanka soo aadan ee Soomaaliya, kadib markii uu ku soo baxay Doorasho maanta ka dhacday Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay.

Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe, ayaa oo helay codad gaaraya 49 cod  waxaana uu ka guueystay Faadumo Maxamed Axmed, oo la sheegay inay tanasushay.

Ergooyinka ku sugan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa soo dooranaya xubnaha ugu badan Aqalka Hoose kuwaasi oo gaaraya 69 xildhibaan.