“Abaaraha ka jira dalka waa musiibo Qaran oo u baahan gar-gaar deg deg ah” madaxwayne Farmaajo

246

Madaxwaynaha cusub ee dowladda federal ka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay musiibo qaran oo dhanka abaaraha ah ee ka taagan Soomaaliya.

Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada dalka ayaa lagu faahfaahiyay shaacinta musiibada qaran

Halkan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka 
IMG_20170228_195850