Afar xildhibaan oo maanta lagu doortay Muqdisho

310

Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa mar kale ka dhacday Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Gobolada Waqooyi.

Waxaana la doortay 4 xildhibaan.

Afarta kursi ee maanta lagu doortay Magaalada Muqdisho ayaa labo ka mid ah ay ahaayeen Haween, halka labada kalena ay ahaayeen Rag.

Xubnaha maanta la doortay ayaa waxa ay kala yihiin:-

  1. Sahra Yuusuf Cige oo heshay 38 cod.
  2. Faadumo Odawaa Raagge oo heshay 47 cod.
  3. C/raxmaan Iidaan Yoonis oo helay 36 cod.
  4. Cabdalla Xaaji Cali oo helay 31 cod.
Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Gobolada Waqooyi ayaa heer gabo gabo ah maraysa, waxaana illaa iyo hada la doortay 33 Xildhibaan, halka 13 ay harsan yihiin.
5q-7-681x511 4q-12-681x511 2q-12-681x511 1q-13-681x511