Agaasimihii xafiiska la dagaalanka Burcad-badeedda Puntland oo xilka laga qaaday

290

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Hay’adda Ladagaalanka Burcad Badeeda ee Puntland Cabdirisaaq Duceysane.

Arintan ayaa imaanaysa maalmo ka dib markii kooxaha burcad badeeda Soomaalida ay sii daayeen markab saliid ka soo qaaday dalka Jabuuti kuna soo jeedin Magaalada Muqdisho.qadraa