Akhriso: Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo Laalay 11 Kursi

333

War qoraal ah oo kasoo baxay gudiga xalinta khilaafaadka ayaa waxaa lagu laalay 11 kursi oo kamid ah kuraastii doorashada xildhibaanada oo ka dhacday xarumaha shanta maamul goboleed.

Guddiga ayaa si Cad u diiday 11 Kursi oo Aqalka Hoose ah kuwaasi oo lagu soo doortay Maamul goboleedyada Kuraastaan 5 Kamid ah waxaa laga soo doortay Koonfur Galbeed.

Kuraasta la diiday waxaa kamid ah Kursigii uu kusoo baxay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaradaha Maxamad C/llahi Xasan Nuux.

Halkaan Hoose ka Aqriso Warqada Guddiga uusoo saaray:

 

 

20161214_143743 20161214_143815