Guddiga Madaxa banaan ee Xalinta Khilaafaadka ayaa Goordhaw waxa ay soo saareen war-saxaafadeed oo ay kaga hadlayan Arimaha doorashooyinka iyo Kuraastii ay horay u laaleen .
Guddiga waxa ay sheegeen in ay jiraan dad dano gaar ah leh oo ka been abuuranaya Guddiga waxaana Guddiga uu baaq u diray Beesha Caalamka.
Halkaan Hoose ka Aqriso War-saxaafadeedka