Akhriso: liiska xubnaha maanta lagu dooran doono Muqdisho

270

Doorashada Aqalka Hoose ee gobolada Waqooyi ayaa Maanta dib uga bilaabanaysa Magaalada Muqdisho waxaana la dooran doonaa xubno cusub oo gobolada Waqooyi kasoo galaya Baarlamaanka Soomaaliya.

Waa liiska musharixiinta Maanta  ku tartami doonta kuraasta beelaha Somaliland ee Golaha Shacabkac0ebedsxuaajmjl-1-720x1024-1