Akhriso: Maamulka iyo Shaqaalaha Wargayska Xaqiiqa Times oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Adxa

196

xaqiiqatimes-1

Ciid Mubaarak,
Bahda wargeyska xaqiiqa Times, waxay hanbalyo u dirayaan dhammaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay Caalamka ka joogaan munaasabadda Ciidul Adxa.

Waxaan ilaahay uga baryaynaa danbi dhaaf, caafimaad iyo nabadgalyo.

Sidoo kale, waxaan Allaha awoodda leh ka tuugeynaa in uu ummaddeenna tafaraaruqa ugu baddalo Midnimo, Faqrigana ugu baddalo Barwaaqo.
Ciiddaan teeda kale Allaha ha nagu gaarsiiyo Baraare iyo Raxmad Eebbe.

Aamiin Aamiin