Akhriso magacyada 38 siyaasi oo Baarlamaanka ka soo galay K/galbeed

277

Deeganada Koonfur Galbeed tiro ahaan waxaan ka soo galaya Baarlamaanka tiradii ugu badneyd, waxaana ay gaarayaan ilaa 69 Xildhibaan.

Hada sida muuqata Xubnaha soo baxay ayaa u badan Siyaasiyiin horay xilal kala duwan uga soo qabtay Dowladihii dalka soo maray, kuwaasi oo weli galangal siyaasadeed oo muuqda ku dhex leh Dowlada jirta.

Masuuliyiinta xilalka ku soo baxay ee Xubnaha Baarlamaanka cusub ka mid noqday ayaa waxaa ka mid ah liiskooda.

  1. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari: Guddoomiyaha Baarlamaanka federaalka ah 2012-2016
  2. Fowziya Maxamed Sheekh Cusmaan, Xildhibaan hore
  3. Ibraahim Yarow Isaaq : Xildhibaan hore
  4. Daahir Cabdi Cabdullahi :Xildhibaan hore
  5. Shariif Maxamed Cabdalla : Xildhibaan hore
  6. Cabdiwahaab Ugaas Khaliif: Xildhibaan iyo wasiir hore
  7. Cabdiqadir Sharif Xasan : Xildhibaan hore
  8. Cabdi Caziz Xasan Maxamed: Xildhibaan hore iyo wasiir ku xigeen hore
  9. Raabaca Sh. Nuurow: Xildhibaan hore
  10. Yacqub Cali Maxamed : Xildhibaan hore
  11. Maxamed Mursal Maxamud : Xildhibaan iyo wasiir hore
  12. Sandheere Maxamed Iftin : Abaanduule ka tirsan Koonfur Galbeed
  13. Aden Ibrahim Dhaayow : Xildhibaan hore
  14. Maxamed Jaamac Mursal : Xildhibaan hore
  15. Maxamud Macalin Yaxye : Xildhibaan hore
  16. Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed: Xildhibaan hore
  17. Khalif Duurey: Xildhibaan hore
  18. Cabdi Ibrahim Sh. Muudey: Xildhibaan iyo wasiir hore
  19. Maxamed Mursal Sheekh: Xildhibaan hore
  20. Axmed Xaaji Maxamed –Taaw: Xildhibaan hore
  21. Cabdiraxmaan Aden Ibrahim Ibbi: wasiir hore
  22. Saalim Caliyow Ibrow : Wasiir hore
  23. Axmed Cumar Islow: Xildhibaan hore
  24. Maxamed Xuseen Isaq Afaraalle: Xildhibaan hore
  25. Axmed Moyow Cabdule-Ruush-ka: Xildhibaan hore
  26. Cabdulahi Xusein Cali: Xildhibaan iyo wasiir hore
  27. Cabdulahi Cumar Abshir: Xildhibaan hore
  28. Cabdulahi Sheekh Ismacil: Wasiir hore
  29. Maxamed Cumar Dhalxa: Xildhibaan hore
  30. Maryan Macalin isaq: Xildhibaan hore
  31. Maxamed Nuuraani Bakar: Xildhibaan hore
  32. Sharif Sheekhuna Maye: Taliyihii Booliika Soomaaliya
  33. Sheekh Aden Maxamed Nuur Adan Madoobe, Xildhibaan iyo gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka.
  34. Maxamud Maxamed Dolow: Xildhibaan hore
  35. Sareedo Maxamed Cabdlle: Xildhibaan
  36. Cabdifitaax Geeseey, wasiirka amniga Koonfur Galbeed, gudoomiyihii hore gobalka Baay.
  37. Xuseen Maxamud Sheekh: Wasiirka dastuurka federaalka
  38. Maxamed Fanax, xildhibaan iyo wasiiru dowle hore.