Akhriso magacyada iyo beelaha ay kasoo jeedaan xildhibaanada maanta lagu doortay M Jowhar

360

Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa maanta waxaa ka dhacay doorashada Aqalka Hoose.

Doorashada ayaa waxaa kusoo baxay xubno haatan xil ka haya dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Halka ka akhriso xubnaha ilaa iyo hadda la doortay iyo beelaha ay kasoo kala jeedaan.

Kursiga 1aad – Beesha Yaxar waxaa ku guuleysatay:

 Khadiijo Maxamed Diiriye

Kursiga 2aad Xawaadle-Cabdalle waxaa ku guuleystay: 

Maxamed Xasan Ibraahim Qoono

Kursiga 3aad ee Reer Ow-Xasan, waxaa ku guuleystay: 

Faarax Sheekh C/qaadir

Kursiga Beesha Xawaadle Cali Madaxweyne waxaa ku soo baxay:

C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo helay 48 cod.

Kursiga Beesha Xawaadle -Ibraahim Ciise, waxaa ku guuleystay:

C/risaaq Cumar Maxamed

musharaxiin-jowhar-1jpgmusharaxiin-jowhar-2jpgmusharaxiin-jowhar-3jpg