Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle ayaa waxaa mudooyinkan ka socday doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasi oo haatan gebagebo ku dhow.
Waxaa ilaa iyo haatan la doortay 36 xildhibaan oo 10 ka mid ah ay haween yihiin.
Maamulka Hirshabelle ayaa lagu amaanay ilaalinta qoondada dumarka.
Waxaa dhiman labo kursi oo lagu wado in lasoo doorto maalmaha soo aadan.
Halkan ka akhriso magacyada iyo qabaa’ilada ay ka soo geedaan xubnaha lasoo doortay
No | Magaca Xildhibaanka | Qabiilka |
1 | Cabdulahi Maxamed Sanbaloolshe | Xawadle/Cali Madaxweyne |
2 | Maxamed Xasan Ibrahin (Qoone) | Xawaadle/Cabdala Samatalis |
3 | C/saq Cumar Maxamed | Xawadle/Ibrahin Cise |
4 | Cumar Cisman Wasuge | Xawadle(Yabar Madaxweyne) |
5 | Samiro Xasan Cabdulle | Xawadle(Yabar Dige) |
6 | C/saq Axmed Maxamed | Xawadle(Cabdi Yusuf) |
7 | C/hi Goodax Barre | Xawadle(Agoon) |
8 | Farxiyo Muumin Cali | Xawadle/Reer Ugaas |
9 | Khadijo Maxamed Diiriye | Yaxar |
10 | Faarax Cabdqadir | Shiikhaal/Reer Owxasan |
11 | Cali Maxamed Cumar | Hilibi |
12 | Aadan Xasan Cali | Moobleen |
13 | Yusuf Xuseen Axmed | DIjeele |
14 | Farxiyo Maxamud Dhaqane | Ujeejeen |
15 | Maxamuud Cabdulahi Axmed | Ujeejeen |
16 | Cismaan Maxamed Cabdi | Ujeejeen |
17 | Yusuf Ibraahin Afrax | Abgaal/Kabaale |
18 | Cabdulahi Maxamed Nur | Abgaal/Agonyar |
19 | Maxamed Abukar Islow | Abgaal/Owbakar |
20 | Mino Xasan Shibis | Abgaal/Celi Cumar |
21 | C/dir Carabow Ibrahin | Abgaal/Daa’uud |
22 | C/qadir Cosoble Cali | Abgaal/Warsangeli |
23 | C/hi Colaad Roble | Reer Shabeelle/Gasar |
24 | Maxamed Cumar Ceymoy | Shidle/Tolweyne |
25 | Madino Suusow Maxamud | Shidle/Yabadhal |
26 | Xuseen Cabdi Cilmi | Dir/Faqe Cumar |
27 | Sh/Sitar Sh.C/xiin Sh.Xasan | Galjecel/Barsane |
28 | Maryan Axmed Haarun | Galjecel/Dirisame |
29 | Amina Maxamed Cabdi | Galjecel/Abtisame |
30 | Daahir Amiin Jeesow | Gaaljecel/Caafi |
31 | C/fatax Qasim Maxamud | Makane |
32 | Faadumo Faarax Ibrahim | Baadicade |
33 | Maxamud C/dir Benebene | Baadicade |
34 | Khalif Cabdi Cumar | Baadicade |
35 | Maxamud Maxamed Jimcale | Yaxar |
36 | Xiis Xasan Ibraahim | Baajamaal |