Wararka Maanta Akhriso magacyada wasiirada maanta Baydhabo looga dhawaaqay By Xaqiiqa Times - July 30, 2017 473 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa maanta waxaa looga dhawaaqay golaha wasiirada ee maamul galbeedka koonfur galbeed isku shaandhaynta lagu sameeyay. Hoos ka akhriso magacyada wasiirada maamulka K/galbeed Soomaaliya.