Akhriso magacyada xubnaha lagu doortay Baydhabo

293

Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka soo aadan ee Soomaaliya ayaa wali ka soconaysa Magalaada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay.

Maamulka K/galbeed ee Soomaaliya ayaa ilaa iyo hadda Ku guulaystay inay soo doortaan xubno gaaraya 23 xildhibaan.

Hadabada halkan ka akhriso magacyada iyo beelaha ay kasoo jeedaan xildhibaanada cusub.

1-Maxamed Jaamac Mursal Geelle. Ogaadeen colyahan (45 cod)

2-Maxamed  axmed Mursal Qoomaal

3-Xasan Xaaji Cali (yaantaar 35 cod)

4- Aadan Ibraahim     Ibraahim Dhaa yoow ( Haraaw 51 cod)

5-Cali Aadan Eylow (eeylo 51 cod)

6-Maxamuud Macalin Yaxye (disoow 26 cod)

7-Sheeq Shaacir Axmed (macalin weyne 51 cod)

8-Ibraahim Yaroow Isaaq (Garwaale 51 cod)

9-raabaca Sheekh Nuuroow (Reer Dumaal 651 cod)

10-Fowsiyo Maxamed Sheekh ( eelaay  51 cod)

11-Daahir Cabdulaahi (eelaay 35 cod)

12-Cabduqaadir   Shariif Xasan Sheekh Aadan(Asharaaf  50 cod)

13-Shariif Maxamed Cabdulaahi(Asharaaf 45 cod)

14-Sandheere Maxamed Aftiin(Hubeer 26 cod)

15- Samra Cumar Ibraahim(Geelidle  46cod)

16-cabdi  Casis lafta gareen(hariin 45 cod)

17-Maxamed maxamuud Garweyne (hariin 39 cod)

18-Maxamed Cabdi Cusmaan(Helitha  28 cod)

19-Khaliif Duureey ( Disoow   45)

20-Yacquub Maxamed (Waanjeel 29 cod)

21- Xasan Cabdinuur Cabdi (Geeladle 26 cod)

22-Ugaas Cabdi Wahaab Ugaas Khaliif ( ogaadeen 30)

23-Maxame Sheekh Cusmaan Jawaari ( Eelaay 45 cod)