Akhriso magacyada Xubnaha maanta la doortay

217

Wajiga Koowaad ee doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Soomaaliya ayaa maanta la soo gebagebeeyay ka dib doorasho mudo dheer qaadatay oo ka dhacday xarumo kala duwan oo Ku yaala Kismaayo iyo Baydhabo.

Haddaba halkan ka akhrsiso xubnaha maanta la doortay.

Jubaland.

1: Cabdirashiid Maxamed Xidig.

2: Cabdi asiis Cabdullahi Yuusuf.

3:Cismaan Libaax Ibrahim.

4 Cabdullaahi Yuusuf Xasan.

5: Maryan Aways.

6: Luul Aadan.

7: Xafso Sheekh Xuseen Colow.

Koonfur-galbeed.

1: Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

2: Ibrahim Yerow Isxaaq.

3: Fowsiyo Maxamed Sheekh.

4: Shariif Maxamed Cabdalla.

5: Daahir Cabdi Cabdullaahi.

6: Cabdi wahaab Ugaas Khaliif.

7: Cabduqaadir Xasan.