Akhriso Qoddobada Heshiiska Ahlusuna iyo Galmudug

1159

 Madaxda Maamulada Galmudug iyo  Ahlusuna Wal Jamaaca ee bartamaha Soomaaliya ayaa heshiis Ku kula saxiixday magaalada Muqdisho.

Heshiiska ayaa ka dhacay xarunta madaxtooyada villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.

Waxaa goobjoog ka ahaa madaxda sarsare ee Dowladda Federal-ka ah ee Soomaaliya oo ay ka mid yihiin madaxwaynaha iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda.

Qodobka ugu muhiimsan heshiiska ayaa ah in madaxa Ahlusuna Waljamaaca uu  noqonayo wasiirka koowaad ee maamulka Galmudug.

Waa jago Ku cusub guud ahaan maamulada gobalada dalka.

Hoos ka akhriso 14-ka qodob ee heshiiska Galmudug iyo Ahlusuna Waljamaaca.