Akhriso warka ka soo baxay Maxkamadda Sare ee Galmudug

222

Maxkamadda Sare ee Maamulka Galmudug ayaa maanta oo Tallaado ah soo saartay warsaxaafadeed ay ku taageertay xil ka qaadistii xildhibaanada baarlamaanka maamulkaasi siyaabo kala duwan ay ugu sameeyeen madaxwaynaha Galmudug, madaxwayne ku xigeenka iyo guddoomiyaha baarlamaanka.

Hoos ka akhriso warka kasoo baxay maxkamadda sare ee Galmudug.