Akhriso:Duubadka Qaranka oo war kasoo saaray xaaladda Ammaan ee Soomaaliya

199

Odayaasha 135-ta Oday ee soo xulay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo ah Duubabka Qaranka Soomaaliyeed islamarkaana intooda ku sugan Magaalada ayaa kulan ka yeeshay  xaaladda Ammanka dalka.

Odayaasha ayaa war ay soo saareen kulankooda ka dib waxay ku sheegeen in  muhiimadda wayn ay leedahay xasilinta amniga dalka gaar ahaan Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Waxaa ay  si gaar ah uga hadleen  dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee dalka ka dhacay 14-ka iyo 28-ka bishii la soo dhaafay ee October kuwaasi oo dad badan ay Ku dhinteen

Hoos ka akhriso warka ka soo baxay shirka Duubabka Qaranka