Aqalka Sare oo 18 kursi lagu kordhiyay

319

Maamul gobaleedyada Soomaaliya ayaa kuraas dheeri ah loogu kordhiyay xubnaha Aqalka Sare ee matali doona.

Aqalka Sare ayaa horay u ahaa 54 waxaana haatan lagu kordhiyay 18 kursi.

Halka ka akhriso qaabka loogu qaybiyay.

 

Magaca———Tirada kuraasta hore—-Tirade kuraasta la kordhiyey—Wadarta
1. Somaliland——–11 kursi————–3 kursi—————————-14 kursi
2. Puntland———-11 kursi—————3 kursi—————————-14 kursi
3. Galmudug——–8 kursi—————-3 kursi—————————-11 kursi
4. Hirshabeelle—–8 kursi—————-3 kursi—————————-11 kursi
5. K/Galbeed——-8 kursi—————-3 kursi —————————-11 kursi
6. Jubbaland——-8 kursi—————-3 kursi—————————–11 kursi

Wadart————–54——————–18————————————–72