Baarlamaanka Soomaaliland oo doortay Guddiga cusub ee doorashooyinka

202

Barlamaanka Soomaaliland ayaa si rasmi ah u doortay guddiga cusb ee doorashooyinka, waxayna baddalayaan guddigaan kii ka horeeyey oo muddada Shanta sano ah xilkaan soo hayey.

Saciid Cali Muuse oo ahaan jirey wariye caana ee bbc Soomaali ayaa ka mida Guddigaan doorashada Soomaaliland.

Waxaa xusid mudan in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guul dareysatay ilaa iyo hadda in ay magacowdo ama doorato guddigii doorashooyinka, halka Soomaaliland ay si wacan ugu guuleysatay ammuurtaan.