Beelo dulman ee Baarlaamaan, muxuu ku biirshay Bani ki Mon

395

Xog-hayaha Guud ee Qaramada midoobay ayaa hambalyeey hanaanka Doorashooyinka iyo habsami u socoshada Hawlaha guddida Dorashooyinka Barlamka Federalka Cusub ee Somaliya.

Si gaar ah ayaa Xog-haya waxaa uu uga hadlay Kontada Dumarka balse waxaa ay isweydiintu tahahay ama ay su,ali..???? ka joogtaa Guud ahaan Caalamka iyo gaar ahaan hadii aan u soo laabano Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay mudane Ban Ki Moon, sidee bay dhinaca kale u arkaan in wali ay ku sii dulmanaadaan Beelo Soomaaliyeed Barlanaakii 10 aad ee Somaliya oo hadana  uu calamku hambalyeeyo.

Iyadoo ay ku Dulman yihiin Beelihii waxtarka u ahaa Dhinaca waxsoosaarka dadka Soomaliya Bad, Bari iyo Wabiga, oo laf-dhabarna u ahaa wax soo saarka  dhaqaalaha Mustaqbalka Soomalida Federelka ah lana sii yiraahdo wali waxaa tihiin “Bar Nus For Boyt Fayf” marka qaarkoodna lagula xad-gudbo meelo fagaaro ah xitaa baarlamanka dhxediisa mararka qaar kooda ama xubnaha tirada yar ee ku jirto ama xil kalaba haya.

Farhia Ali Qajo

LIDESBERG,  Sweden