Bayaan ay si waddajir ahayd u soo saareen wakiilada Qaramadda Midoobay, Midowga Yurub, iyo IGAD ayey aad ugu bogaadiyeen heshiis ay magaalada Garoowe ku kala saxiixdeen masuuliyiinta dawladda dhexe ee Soomaaliya iyo dawlad gobolleedka Puntland, kaasoo qorshehiisa ugu weyn uu yahay in markale dib loo soo celiyo xiriir ku dhisan wada shaqeyn toos ah oo ay imminka yeelanayaan labada dhinac waxaana heshiiskaasoo ay goobjoog ka ahaayeen beesha caalamku lagu gaadhay 12 qodob oo u dhignaa sidaan:-