Bixinta shahaadooyinka xildhibaanada oo bilaabatay

222

Guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilaabay bixinta shahaadooyinka xildhibaanada.

Warqad ka soo baxday Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa loogu yeeray Xildhibaanada cusub inay yimaadaan Xarunta Villa Hargeysa, si ay halkaasi ugu qaataan Shahaadooyinka Aqoonsiyada ah ee Xildhibaanimo.

Halkan ka akhriso warqadda guddigag