Cabduqaadir Nadaara oo loo magacaabay la taliyaha RW ee dhanka Warbaahinta

182

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa u magacaabay lataliyihiisa Arrimaha Warfaafinta iyo Wacyi gelinta Wariye C/Qaadir Maxamed Nadaara.

magacaabis-762x1024