Ciidamada badda Telyaaniga oo tahriibayaal badbaadiyay

249

doon

in ka badan 3-kun muhaajiriin bilaa sharci ah ayaa ilaalada Xeebaha dalka Taliyaaniga  ka badbaadiyeen xilli ay doontii la socotay halis ku gashay Badda Dhexe.

Wakaladda Wararka Sacuudiga aya soo warisay in 24-kii Saac ee la soo dhaafay ay Ciidamada Taliyaaniga hawlgal ku baadiyeen muhaajiriintaasi aan sharciga haysanin

Dhanka kale maamulka Xeebaha dalka Taliyaaniga ayaa bayaan ay dhacdadaasi ka soo sareen  ku faahfahiyay qaabkii ay Ciidamadu u badbaadieen muhaajiriintaasi oo watay jinsiyaad kale duwan kana soo jeeday wadamo dhowr ah,waxaana la sheegay in doontii ay la socodeen ay halis ku gashay Knaalka lagu magacabo Siqliya.