C/laahi Xaashi Faarax oo loo magacaabay afhayeenka M/ Galmudug

172

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Maamulka Galmudug.

Afhayeenka Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa loo magacaabay C/laahi Xaashi Faarax.

roba