Cumar Cabdirashiid waa Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya

254


Cumar PM

MUQDISHO (XT): Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa goor dhaw loo magacaabay inuu noqdo Raysul Wasaarihii 3aad ee xilkan loo magacaabo taniyo Oktoobar 2012. Shamarke wuxuu noqonayaa Ra’iisul Wasaaraha kaliya ee laba jeer xilkaa qabta. Wuxuu hore xilkan u qabtay sanadkii 2009.

Waan idinla socodsiin doonaa wixii soo kordha.