Daawo: Banaanbaxyo lagu taageerayo madaxwaynaha cusub oo mar kale ka dhacay Muqdisho

346

Bannaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta lagu qabtay Taallada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho.

Banaanbaxa ayaa waxaa soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir, waxaana ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir

Tan iyo markii la doortay Madaxweynaha Cusub ee dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed ayaa dalka waxaa ka socday banaanbaxyo waa weyn oo lagu taageerayo Madaxweynaha.

16729043_985589568239820_4234156378272112808_n-630x420 12 13-640x352 14-640x352 15-640x360