Qaar ka mid ah ciidamada Booliska Kenya ee ka hoos shaqeeeyay howl-galka midowga Afrika ee (AMISOM) ayaa waxaa la gudoonsiyay abaal Marino kala duwan oo ay ku mutaysteen shaqooyinka sanadkan 2016 ka ay ka qabteen Soomaaliya, gaar ahaan Magaalada Muqdisho.
Ciidamada ayaa waxaa la gudoon-siiyay abaalmarin dahab ah iyo shahaado sharaf, waxaa gudoonsiyay saraakiil ka tirsan howl-galka AMISOM.