Daawo khudbaddii RW Soomaaliya uu ka jeediyay shirka Dooxa

313

xasan-cali-khayre

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad ka jeediyay shirka Doha Forum ee looga hadlayo arrimaha siyaasada, dhaqaalaha, xaaladaha gobolka iyo arrimo kale.

Khudbada Ra’iisul Wasaaraha oo aheyd luqada English-ka ayaa luqada Carabiga loogu turjumayay Madaxda kale ee shirka ka soo qeyb galayay.

Waxaa uu diirada ku saaray khudbadiisa xaaladaha amni ee ka jira Soomaaliya, dagaalka Shabaab, arrimaha bani’aadanimada iyo horumarka ka jira dalka Soomaaliya.

Shirka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar, Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir iyo Madax kale.

https://youtu.be/HdegOtw4B_U