Daawo Khudbadihii laga jeediyay Shirkii Madaxda Qaranka ee Muqdisho

332

Madaxda Dowladda Federal-ka ah ee Soomaaliya iyo hogaamiyaasha maamul gobaleedyada dalka ayaa magaalada Muqdisho Ku yeeshay shir maalmo qaatay.

Haddaba hoos ka daawo Qaar ka mid ah khudbadihii ay jeediyeen madaxda Qaranka

Khudbada Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Khudbadda Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas

Khudbada guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Taabi Cabdi