Daawo: Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya shirkiisa jaraa’iid

672
Ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre
Ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre
Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre

Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Soomaaliya xasan Cali Khayre ayaa shir jara’iid ee uu qabtay waxaa uu Ku soo dhoweeyay magacaabista loo magacaabay xilka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

Waxaa uu u mahad ciliyay Madaxwaynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo xilka uu u dhiibay.

Halkan ka dawo shirka jaraa’iid ee Ra’iisul wasaaraha cusub